Daawo:- Weerar lagu qaaday Hootelka Naasa Hablood iyo Muuqaal laga Duubay Dagaal Toos ah oo socda

Daawo:- Weerar lagu qaaday Hootelka Naasa Hablood iyo Muuqaal laga Duubay Dagaal Toos ah oo socda

daajis.com:-  Qarax aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor abaarihii 4:20 daqiiqo galabnimo ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey lagu weeraray hotelka naasa Hablood oo ku yaala nawaaxiga Km4.

Qaraxa ka dib waxaa halkaas ka bilowday dagaal toos oo dhexeeya kooxo hubeysan oo doonaya iney hotelka galaan iyo ilaalada hotelka, rasaastuna weli wey socotaa, 

DAAWO MUUQAALKA DAGAALKA OO TOOS UGA SOCDA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada