Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Taageeray Ninka ku Kacsan Madaxweyne Gaas (VIDEO)

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Taageeray Ninka ku Kacsan Madaxweyne Gaas (VIDEO)

daajis.com:-  Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Cameey ayaa ka hadlay Shaqaaqada ka jirta gobolka Bari iyo Dagaalkii ka dhacay Gobolka Bari ee dhexmaray maleeshiyaad uu watto gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamed Gallan iyo ciidamo ka socday maamulka Puntland.

Madaxweyne Cameey ayaa taageero u muujiyay Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari, sheegayna in galan uusan ahayn nin qas wada ee uu yahay nin wax tabanaya, una baahan in lala hadlo.

Hadalkani ayaa imaanaya kadib markii Cabdisamad Gallan uu warbaahinta ka sheegay inuu duulaan ku yahay Xarunta madaxtooyada Puntland, uuna doonayo in uu xilka ka tuuro Madaxweyne Gaas.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada