daajis.com:- Ambassador, Francisco Madeira oo ah madaxa Ciidamada Midowga Africa u fadhiya dalka Soomaaliya ayaa xalay waxa uu Casho sharaf u qabtay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya.
Ula jeedada Casho sharaftani ayaa waxa ay ahayd sidii ay isugu soo dhawaan lahaayeen madaxda iyo Shaqaalaha sadexda qaybood ee AMISOM, UNSOM, iyo Ciidamada Qalabkasida ee dalka Soomaaliya.
Danjire Francisco Madeira ayaa dhamaadkii xaflada u mahad celiyay xubnihii ka soo qaybgalay casho sharafta, uguna baaqay inay wada shaqaynta halkooda kasii wadaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have

