daajis.com:- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku beera ubax waddooyinka Muqdisho, si’ay bilicda caasimadda usoo celiyaan. Waxaa loo yaqaannaa ‘Ubaxa Caasimadda, Sidoo kalana waxay ka nadiifiyaan Qashinka ay dadku ku tuuraan.
“Shaqadii Ubaxa Caasimada ee Wadankaaga Quruxso ayaanu wadnay maanta, Waxaanu nahay dhalinyaro Iskood isku Xilqaantay, waxaanu Rabnaan In Caasimada Muqdisho ay la tartanto Caasimada Afrika”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:00 and have
