DAAWO: dhalinyaro isu taagtay nooleynta Dhaqanka, Hiddaha iyo Af Soomaaliga

DAAWO: dhalinyaro isu taagtay nooleynta Dhaqanka, Hiddaha iyo Af Soomaaliga

daajis.com:- iyadoo aad moodo in uu meesha kasoo baxayo dhaqankii iyo hidihii ay Soomaalida laheyd, islamarkaana si aan hagaagsaneyn loo isticmaalayo afka Soomaaliga, ayaa markii ugu horeysay magaalada Beledweyne waxaa ka hergaliy dhalinyarro aad u dayar oo iska xil saaray dib u soo nooleynta dhaqankii wanaagsanaa iyo Af Soomaaliga.


Dhallinyaradaan ayaa ku mideysan urur lagu magacaabo ABABIYE, ayaa ka waramay dareenkooda iyo sida ay ugu hanweyn yihiin mar uun in Soomaalidu dib ugu laabato dhaqankii iyo Hidihii lagu soo caano maalay, iyaga oo dhinaca kalana dhalinyarrada uga digay in aan la sii dabar jarin Af Soomaaliga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada