DAAWO : Gabadh Soo bandhigtay noocyada dumarka Somalida ee Nairobi ku Nool iyo Dhacdooyin Xanuun badan

DAAWO : Gabadh Soo bandhigtay noocyada dumarka Somalida ee Nairobi ku Nool iyo Dhacdooyin Xanuun badan

daajis.com:- Maryam oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo mudo ku noolayd magaalada Nairobi, ayaa Waraysi ay Siisay Jubaland Tv waxay uga Warantay siyabaha Gabadha Soomaaliyeed ay ku yimaadeen Nairobi.


Waxay sheegtay in qaar kamid ah loo keeno Dhoof,  halka qaarna ay yihiin kuwo kasoo dhuunta Reerkooda, Waxayna ka warantay dhacdooyinkii iyo Dhibaatooyinka ay Aragtay ee Qabsaday Dumarka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada