DAAWO LA YAABKA: Daahir Calasow oo Maamulada Somalia Diirada saaray, Warbixinta 1-aad iyo maamulka S.land

DAAWO LA YAABKA: Daahir Calasow oo Maamulada Somalia Diirada saaray, Warbixinta 1-aad iyo maamulka S.land

daajis.com:- Wariyaha Daahir Cabdule Calasow ayaa wuxuu Barnaamij gaar ah diirada ku saarayaa maamulada ka Jira Soomaaliya, Gaar ahaan Somaliland , Puntland, Galmudug,Jubaland, Koofur Galbeed maamulkee u dhaw cadaaladda ? Yaase mudan inuu sheegto inuu ka Go’ay Soomaaliya ?

Warbixinta Koobaad ayaa wuxuu kusoo qaatay maamulka Somaliland, Iyadoona lasoo Bandhigay Warbixin dadka intooda aan Ogayn ka yaabsatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada