DAAWO:Dhimashada iyo Dhaawaca Mudaaharaadadii Adis abab iyo Kacdoonkii oo aan Xal loo helin Wali…..

DAAWO:Dhimashada iyo Dhaawaca Mudaaharaadadii Adis abab iyo Kacdoonkii oo aan Xal loo helin Wali…..

daajis.com:-  Magaalada Adis abab iyo labada Magaalo ee Xarumaha u ah quumiyadaha Oromada iyo Amxaarada,ayaa waxaa ka dhacay Mudaaharaadadii ugu cuslaa ee Ethiopia ka dhaca maalmahan,waxayna Warbaahinta qaarkeed fursada u heshay in ay soo tabiso dhaawacyada iyo dhimashada, dadkii ay Booliska Ethiopia rasaasta ku fureen.




Waxaa la Xaqiijiyey in tirada rasmiga ah ee dhimashada Magaalada Adis abab ay gaadhayso ilaa 5 ruux,halka dhaawac lagu sheegay in uu kor u dhaafay 50 ruux,helida Wararka la xidhiidhiga banaanbaxayada ayaa aad u adag,waxaana Laga jaray meelaha qaar  isgaadhsiintii Khadka Taleefanka iyo Internetka.





Dhanka Kale Kacdoon wadayaasha axmaarada ayaa waxay gurteen hubka waxayna ka heleen Gur mad magaalooyinka Goojaam iyo beeralayda ku xeeran Gonder.
RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada