DAAWO:- laga duubay Duqa Muqdisho oo Dhirbaaxaya Dhalinyaradii Xalay ka Badbaaday Weerarkii Banaadir Beach

DAAWO:- laga duubay Duqa Muqdisho oo Dhirbaaxaya Dhalinyaradii Xalay ka Badbaaday Weerarkii Banaadir Beach

daajis.com:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhirbaaxay dhalinyaradii laga soo badbaadiyay Maqaayadii Banaadir Beach iyagoo shoogsan, Kadib Weerarkii Xalay Halkaasi lagu qaaday.


Waxaa goobta ku sugnaa Taliyaha Nabad Sugida Gen. Gaafoow iyo Masuuliyin kala duwan, wuxuu Gudoomiyaha lagu eedeeyay inuu garan waayey kaliya in la qaado Dhalinyarada oo Isbitaal ama meel ay ku nastaan la geeyo DAAWO WAXA DHACAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada