Daawo: Madaxwaynaha Soomaaliya oo xidhiidhka u jaray dalka Iiraan

Daawo: Madaxwaynaha Soomaaliya oo xidhiidhka u jaray dalka Iiraan

daajis.com:- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan sheekh ayaa sheegay in dawladiisu ay xidhiidhka u jartay dawladda Iran maadaama ay halis ku tahay dalalka carabta. madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hadalkaasi ka sheegay dhawaaan markuu waraysi siiyay mid kamid ah wargaysyada waawayn ee ka soo baxa khaliijka oo lagu magacabo Al-sharqul Awsad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada