Video: Kaftanka Siyaasada Erdogan iyo Dr. Galaydh, Jig-jiga iyo Xasan Sheekh, La yaabka dalka Sucuudiga iyo Jabuuti

Video: Kaftanka Siyaasada Erdogan iyo Dr. Galaydh, Jig-jiga iyo Xasan Sheekh, La yaabka dalka Sucuudiga iyo Jabuuti

daajis.com:- Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee  Wariye Cali Xaraare uu soo Jeediyo,  waxaana lagu soo qaatay Go’aankii Madaxwaynaha Turkiga uu ku tagay Ruushka iyo Go’aankii madaxwaynaha khaatumo uu kula hadlay maamulka Somaliland, Kuwaasi oo la sheegay inay ka Cadhoodeen Puntland iyo Maraykanka.


Barnaamijka ayaa sidoo kale waxaa lagu soo qaatay Booqashadii  madaxwaynaha Soomaaliya ee Jigjiga iyo waxay ku kala duwan yihiin Magaalooyinka Muqdisho iyo Jigjiga, Madaxwaynaha maamulka Somalida Itoobiya ayaa sidoo kale Madaxwayne xasan usoo jeediyey inuu qosolka Joojiyo, oo dadku ay ka baqaan.

Dawlada Sucuudiga oo dhibaato wayn ku haysa Jacaylka, waxaana la sheegay in gabdho badan oo mehersanaa La Tirxiilo, iyo Xaalada Soomaalidaasi  oo qosol badan, Shacabka Jabuuti  oo si yaab leh oo kala diro marka ay Mudaharaad sameeyaan, Iyadoo la sheegay in lagu sii dhex daayo ciidamo kuwaasi oo dhaha qaadkii waa yimid, markaasna way kala dareeraan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada