daajis.com:- Fanaanada Nasteexo Indho ayaa waxay ka hadashay Wixii ka qabsaday magaalada Hargeisa, waxayna sheegtay inay Ciidamo Hubaysan soo weerareen Halkii ay Bandhig Faneedka ku qaban lahayd, Iyadoona laga joojiyey saacad ka hor markii dadkii oo dhan ay meesha isugu yimaadeen.
Sidoo kale waxay ka warantay qaabka ay uga soo baxsatay magaalada Hargeisa, oo ay sheegtay in loo diyaariyey in Xabsi la dhigo, Waxayna Xustay inay howshaasi qayb ka ahaayeen Fanaaniinta Hargeisa iyo Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at