daajis.com:- Musharax Musharax Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed oo kamid ah Xubnaha u taagay Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay waxgarad, Haween iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beeshiisa.
Kulanka oo lagu sheegay is barasho ayaa waxaa ugu danbayntii laga soo jeediyey Khudbad kala duwan, oo laga hadlay Xaalada Soomaaliya, iyo Sida loogu baahan yahay in isbadal uu yimaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:46 and have
, Published at