Howlgal Lagu Soo Qabtay Gaari iyo Hub oo ka Dhacay Magaalada Gaalkayo (SAWIRRO)

Howlgal Lagu Soo Qabtay Gaari iyo Hub oo ka Dhacay Magaalada Gaalkayo (SAWIRRO)

daajis.com:- Howlgal Balaaran oo ciidamada Danab iyo kuwa nabad sugida ee maamulka Puntland ay ku qaaday guri Kuyaala Xaafada wadajir ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo, Halkaasi oo uu daganaa Sarkaalka la sheegay inuu Al-shabaab u qaabilsanyahay Qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ee ka dhacaya magalada Gaalkacyo .


Taliska Ciidanka Puntlad Iyo Ciidanka DANAB ayaa maanta xaqiijiyay inay Heleen xogta ninkan ay magaciisa ku sheegeen Nuur deeq,
Sarkaal u hadlay Ciidanka hawlgalka waday ayaa sheegay in lagu raad joogo ninkaasi balse ay Gurigiisa kasoo qabteen Gaari Landcruiser ah, hub iyo 4 Taargo oo uu isku badeli jiray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada