daajis.com:- Aqoonyahan Maxamed Cabdulaahi Obsiiye oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Awdal ayaa wuxuu sheegay in Colaadii iyo Weerarkii maamulka Siilaanyo uu ku yahay Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn hada loosoo Wareejiyey Gobolka Awdal iyo deegaanada ku xeeran, Siduu hadalka u dhigay.
Obsiiyey Wuxuu eedayn usoo jeediyey Nuux Ismaaciil Taani oo Siilaanyo maalintii shalay u magacaabay Taliyaha Ciidanka, Isagoo sheegay inuu horay dhibaatooyin Ba’an qayb uga ahaa, Wuxuuna kahadlay arimo kala duwan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
