daajis.com:- War ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Mareykanka ee (Pentagon) ayaa lagu sheegay in 15 qof oo ku jiray xabsiga Guantanamo Bay ee dalka Cuba loo wareejiyay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 12 maxbuus oo ka mid ah dadkaasi ay u dhasheen dalka Yemen sidoo kalana ay jiraan kuwo u dhashay dalka Afghanistan.
Waa tiradii ugu badneyd ee maxaabiis ah oo halmar loo wareejiyo dal kale, intii uu xilka madaxtinimada Mareykanka hayay madaxweyne Barack Obama.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
