daajis.com:- Gudoomiye kuxigeenka golaha aabulka iyo jaaliyadaha ee jamhada ONLF ayaa ka hadlay sababta Madaxwayne Xasan Sheekh uu jugjiga uyimid, Wuxuuna sheegay inay tahay inuu usaxiixo dowlada ethopia Qandaraasyo badan oo inuu saxiixo in kililka uu kamid yahey dowlada ethopia iyo in turkiga uu xariirka ujaro oo ciidanka Soomaaliya tababarkiisa ethopia lagu wareejiyo dowlada carabtana ee 8 milyan ee ku qaadaan.
“Waxa aad saxaafada ka aragteen waxbo kama jiraan waxaan lasoo tusaayey xeryihii iyo goobihii ciidanka lagu tababari lahaa isagana ethopia wey ubalqaadeyn ineey madaxnanimada ey kusoo celiyaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:09 and have
