daajis.com:- Booliska Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa gacanta ku soo dhigay Oscar Morel oo ah nin lagu tuhmayo inuu ka danbeeyay dilkii loo gaystay wadaad imaam ka ahaa masaajidka Al-Furqan Jame iyo saaxiibkiis.
Booliska ayaa soo qabtay ninkan oo magaciisa lagu sheeghay Oscar Morel oo 35 jir ah, waxana ninkani uu u muuqaal ahaan u egyahay nin ku sawirnaa sawir-gacmeed uu booliska soo bandhigay.
Ninkan ayaan la hadlin warbaahinta, waxaana wajigiisa kamuuqday wel wel badan, ilaa iyo hadana macada inuu yahay ninka uu boolisku raadinayo iyo inkale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:30 and have
