Daawo Video: Sacuudiga oo duqeeyay Isbitaal ku yaal waqooyiga dalka Yemen

Daawo Video: Sacuudiga oo duqeeyay Isbitaal ku yaal waqooyiga dalka Yemen

daajis.com:- Diyaaradaha dagaalka ee Sacuudiga ayaa duqeyn u geystay Isbitaal ay gacanta ku heyso Hey’adda MSF oo ku yaala waqooyiga Yemen, waxaana duqeynta ku dhintay illaa 11 ruux, halka labaatan kalena ku dhaawacmeen.


Mid ka mid ah dadka ku dhintay duqeyntaas ayaa ahaa shaqaale ka tirsan Hey’adda MSF, sida ay xaqiijiyeen goob joogayaal,

Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa todobaad ka hor dib u bilaabay duqeynta ka dhanka ah Kooxaha Xuutiyiinta, Dadka deegaanka ayaa sheegaya in duqeyntan ay ku habsatay isbitaalka, kaasoo gebi ahaanba uu bur buray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada