Daawo: Raashin Qudhmay oo Caawino Loo keenay Muqdisho oo la qabtay

Daawo: Raashin Qudhmay oo Caawino Loo keenay Muqdisho oo la qabtay

daajis.com:-  Raashin gargaar ah oo dowlada Masar ugu deeqday Somalia kana koobnaa todoba kontaynar ayaa maanta gebi ahaan lagu gubay dekeda Muqdisho.

Wasaaradda arrimaha gudaha xukumadda Soomaaliya ayaa dekedda Muqdisho ku soo bandhigtay raashinkan Macaawinada ah oo isagoo qurmay laga soo dejiyay Dekedda Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada