daajis.com:- Hogaamiyaha maamulka hargeysa Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay saqdhexe isku shaandhayn ku sameeyay maamulkiisa, Waxaana kasoo dhex muuqday 9 Xubnood oo kasoo Jeeda deegaanada Maamulka Khaatumo, Taasi oo muujinaysa Damaca iyo Faragelinta oo maamulkaasi ku howlan yahay. Hoos ka Akhriso.
1. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland.
2., Guuleed Maxamed Shire, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland.
3. Yuusuf Axmed Faarax (Af-lahaar), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Somaliland.
4. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha ee Somaliland .
5. Maxamed Axmed Xasan (Jabarti), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Guddida
6. Maxamed Axmed Aadan (Maxamed Boocame) Loo Magagacaabo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland.
7.Sarreeye Guuto, Saleebaan Barre Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka.
8. Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq) laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha gobolka maroodi jeex.
9 -La taliyaha Wasiirka Arimaha Gudaha xaaji Jeeni yare.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at