MUUQAAL: Al-Jazeera oo Barnaamij ka diyaarisay Xaalada Itoobiya, Kacdoonka Muuqaalo lasoo bandhigay iyo Waraysi

MUUQAAL: Al-Jazeera oo Barnaamij ka diyaarisay Xaalada Itoobiya, Kacdoonka Muuqaalo lasoo bandhigay iyo Waraysi

daajis.com:- Warbaahinta Caalamiga ah Al-jazeera ayaa Barnaamij Xiiso badan waxay ka diyaarisay mudaaharaadyada Ethiopia iyo Sida ay wax uga dhaceen.


Banaanbaxaya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay ka socdeen deegaanada Oromada iyo Amxaarada, Sidoo kalana waxaa Jira khasaare kala duwan oo ka dhashay Kacdoonka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada