Xasan: Al-shabaab kastoo lasoo qabto wasiir ama Xildhibaan ayaa daba socda

Xasan: Al-shabaab kastoo lasoo qabto wasiir ama Xildhibaan ayaa daba socda

daajis.com:- Anaga Mushkilad waxaan ku dhignay waan qabiilaysanahay, Shabaab waaye kii la dhaho ee la soo qabto, waa ladaba socdaa, Sheekha reerka, Xildhibaanka reerka, Wasiirka Reerka, Ganacsadaha reerka waa la daba socda, war adiga yaa kuu sheegay inuusan Shabaab aheyn ka leexo waa la baaraa haduu uusan wax dambi ah laheyn waa la soo deynaa oo cid haysanaysa malahan, laakiin hadii dambi lagu helo qaanuunka iyo sharciga noo yaalo ayaa la marsiinaa.” Ayuu yiri Madaxweynaha Somaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada