Usain Bolt guushiisii 100 mitir iyo dabaal degii uu sameeyay: SAWIRRO

Usain Bolt guushiisii 100 mitir iyo dabaal degii uu sameeyay: SAWIRRO

daajis.com:- Orodyahanka Jamaica Usain Bolt ayaa taariikh cusub dhigay, kadib markii uu ku guuleystay seddax jeer oo xiriir ah orordka 100m ee tartanka ciyaaraha Olympic-ada adduunka.

Usain Bolt ku dheereeya orodka fagaxda ayaa kaalinta koowaad wuxuu ka galay orodyahanka kale ee xafiiltanka kala dhaxeeya ee reer Mareykan Justin Gatlin. Bolt ayaa ku order 9,81 ilbiriqsi.

Orodyahankan ayaa horay ugu guuleystay tartanadii ciyaaraha Olympica-da ee sanadihii 2008-2012 ee lagu kala qabtay Beijing iyo London.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada