Hargeysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Nin Khaniis ah Iyo Nasteexo Indho Oo Loo Diiday.

Hargeysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Nin Khaniis ah Iyo Nasteexo Indho Oo Loo Diiday.

daajis.com:-  Somaliland Ayaa Joojisay Bandhig Faneed ee leheed Nasteexo Indho kasoo kadhici lahaa magaalada Hargeysa.

Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Somaliland.  ayaa Kutilmaamay jooijinta showgani mid lagu badbaadinayo Shacabka laguna ilaalinayo Diinta islaamka,

Somaliland Waxaa Booqday nin Laga Roona Ah Kasoo kasoo jeda Dalka Mareykanka Waxaana soo Dhaweeyay Maamulka Somalind iyaga oo ku andacoonaya Dimuqraadi, waxaase lis weediinaya Showga fanaaniinta somaliyeed maxaa Dimuqraadiyada Kasaaray.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada