daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya soo gaadhay Canab Maxamed Daahir oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo madax ka ah xisbiga shacabka, Islamarkaana horey u shaacisay inay tahay Musharax u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.
Canab ayaa waxay ugu horayn ka warbixisay sababta keentay y inay u tartanto xilka madaxweynaha Soomaaliya, Waxayna sheegtay in iyadoo ah Qof dumar ah inay go’aankaasi qaadatay marka ay aragtay Xaalada Soomaaliya ay ku jirto.
Waxay si gaar ah uga hadashay Dawlad Xumada ka jirta dalka, Sida shacabkii Soomaaliyeed u kala tageen, Waxayna sheegtay inay soo kicisay Karti, dadnimo, Aqoon, Wadaniyad ay leedahay, Waxayna ka Warantay waxyaabaha ay soo Baratay iyo Dawladaha ay lasoo Shaqaysay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:53 and have
