DAAWO: Wasiir Hadliye oo Fageere ka sheegay in la joojiyo hees lagu amaanay Madaxwayne Xasan sheekh

DAAWO: Wasiir Hadliye oo Fageere ka sheegay in la joojiyo hees lagu amaanay Madaxwayne Xasan sheekh

daajis.com:- Wasiirka arimaha Debeda Soomaaliya ayaa ka hadlay siduu u arko Inuu Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud Xilka Sii Hayo.


Cabdi Salaan Hadliye ayaa wuxuu ka hor yimid Hees loo qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya, Wuxuuna soo Jeediyey in la Joojiyo, “WELIGAA HAY, MAYA, MA SHAQAYNAYSO TAASI, WAA INAAD IDINKU TIMAADAAN OO AAD QABATAAN” Ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada