Wariyaha Caanka ah ee Fareed Zakaria oo Sheegay Waxa uu Donald Trump Yahay “A Bullshit artist” (VIDEO)

Wariyaha Caanka ah ee Fareed Zakaria oo Sheegay Waxa uu Donald Trump Yahay “A Bullshit artist” (VIDEO)

daajis.com:- Wariyaha sida aadka loo qadariyo shaqadiisa Joonaaliisim-ka ah ee Fareed Zakaria,  ayaa waxa uu qoraal yar ka diyaariyay waxa uu yahay Musharaxa Xisbiga jamhuuriga ee Donald Trump.

Fareed Zakaria ayaa waxa uu Donald Trump ku sheegay inuu yahay (Faataa dhugle) nin Beentiisa ay qatar tahay oo dadka qoorta isu galiya, mar-marna aan isaga naftiisa la socon waxa uu sheegayo inay run ama been yihiin.


Waxana uu soo bandhigay waxyaabo badan oo uu hadda ka hor sheegay oo markii dabe been noqday,  markii la waydiiyo inuu sharaxaad ka bixiyo beentii uu sheegayana, ku jawaaba, rag baan howshan u diray oo ku mashquulsan igu soo noqo markii ay howshooda dhameystaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada