Amiin Caamir oo sawirkii ugu qosolka badnaa ka sameeyey imaanshaha Shariifka ee Xamar

Amiin Caamir oo sawirkii ugu qosolka badnaa ka sameeyey imaanshaha Shariifka ee Xamar

daajis.com:-  Sawir gacmeedkaani aadka u qosolka badan ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo isagu maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu muujiyay heerka uu shariif ka gaarsiisan yahay ololaha doorashada waxaana loogu labisay sida shaqsi dheelaaya Cayaarta loo yaqaan ”Buujimada”.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu soo qaatay Musharaxiin dhowr ah oo iyagu ku ganbanaaya gidaar lagu muujiyay Sawirka iyo Siyaasiyiin uu kamid yahay Xildhibaan Faarax C/qaadir.
Sawir gacmeedka ayaa waxaa sidoo kale lagu muujiyay boqolaal dad ah kuwaasi oo Garoonka uga hortagay Sheekh Shariif, iyaga oo jawiyay warqadii shalay kasoo baxday Maamulka Garoonka Aadan Cadde.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada