daajis.com:- Suuq ku yaala magaalada Delhi ee dalka India, ayaa bilaabay iibinta Kaadida Lo’da, kadib markii ay Hinduuga Caabada Lo’da bilaabeen ineey Kaadideeda cabaan in ka badan caanaheeda.
Hinduuga oo ah Qowmiyad aad u badan oo ku nool dalka India, ayaa Lo’da u arka mid muqadas ah weeyna caabudaan, waxaana dhawaan dalkaas qeybo kamid ah ka dhacay isku dhacyo u dhaxeeya Muslimiinta iyo Hinduuga, kuwaasoo kasoo horjeeda in lo’da hilibkeeda la cuno ama la qasho.
Xeerooyinka lagu xanaaneeyo lo’da gaar ahaan saxaradeeda iyo Kaadida, ayaa waxaa la sheegaa in laga helo Bagteeriyo halis ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at