DAAWO: Muuqaalka Hotel Ambassador Kadib Weerarkii Shabaab waa sidee…..

DAAWO: Muuqaalka Hotel Ambassador Kadib Weerarkii Shabaab waa sidee…..

daajis.com:-  Kadib Weerar taariikhi ah oo ay ku naf waayen Xildhibaano iyo mas’uuliyiin ka tirsanaa dowlada Somalia oo dhacay Hotelka Ambassador June 1, 2016, ayaa waxa lagu sameeyey isbedel iyo dib u habeyn.

Isbedelka lagu sameeyay Hoteelka ayaa ah mid ka duwan dhismihii hore waxaana gabi ahaan la xiray albaabkii ay ka galeen maleeshiyaadka Al-shabaab, kaasi oo kusoo jeeday laamiga.

Muuqalkaani cusub ee weerarka kadib loo dhisay Hoteelka ayaa waxbadan ka muuqaal duwan kii hore waxaana iminka la sheegay in la adkeeyay amaanka Hoteelka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada