Video: Madaxaynihii hore ee Khaatumo oo kamida Gudiga Doorashada Dadban ee Jubaland oo shaaciyay Shuruudaha Xubnaha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose

Video: Madaxaynihii hore ee Khaatumo oo kamida Gudiga Doorashada Dadban ee Jubaland oo shaaciyay Shuruudaha Xubnaha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose

daajis.com:-  Magaalada Kismaayo waxaa manta shir jaraid ku qabtay Gudiga doorashada dadban ee Aqalka sare iyo kan hoose ee Jubbaland  ee Barlaamaanka Soomaaliya.


Madaxweynihii hore ee Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel oo hada ka mid ah gudigaan ayaa waxaa uu sheegay halka ay howli u marayso, Wuxuuna  Xusay  in beelaha xildhibanada ku leh Jubbaland ee aan wali soo gudbin ergadoodi ay si dag dag ah ku soo gudbiyaan , ugu danbayntii  wuxuu  shaaciyay Shuruudaha laga rabo xildhibaanka Aqalka sare iyo kan hoose.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada