London: Hooyo Soomaaliyeed oo Gabar yar Gaari ku dishay oo maxkamad…

London: Hooyo Soomaaliyeed oo Gabar yar Gaari ku dishay oo maxkamad…

daajis.com:- Hodan Aaden, waa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Uk, waxaa maanta lasoo taagay maxkamad ku taal magaalada London, kadib markii ay Gaari ay wadatay ku dishay Gabar yar.

Hooyo Hodan, ayaa sida la sheegay taleefan gacanta ah ku hadleysay xiliga ay Gabadheeda Gaariga jiirsiineysay, waxeyna damacsaneyd ineey dhigto meel Baarkin ah oo ku taal Wembley, London.

“Waan maqlayay burburka Lafaheeda, mana awoodin inaan gaariga joojiyo, waxaan waayay Koontaroolka” sidaa waxaa tiri Fahima oo ah hooyada dhashay Gabadha dhimatay.

Hooyo Hodan, ayaa saakay lasoo taagay Maxkamad ku taal London, waxaana lagu soo oogay ineey Gaari kaxeyneysay iyadoo Taleefan ku hadleysa, sidaasna ay ku dishay Gabadha yar.

Hodan Aden, waxeey maxkamada ku xukuntay 14 Bilood oo xabsi ah iyo in mudo 2 sano ah aysan wadi karin Gaari.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada