daajis.com:- Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay xaalada Soomaaliya iyo Arimaha Doorashooyinka.
Ugu horayn waxaa si gaar ah wax looga waydiiyey “Warqad la sheegay inay kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Buuq xoogan dhalisay kadib markii gudiga doorashada amar lagu siiyey, Maxaa ka Jira in lacagta laga qaatay Bankiga dhexe , aan la dhicin ee la doonayo in loo isticmaalo Doorashooyinka soo socda ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at