Daawo: Maamulka Somalida Itoobiya oo abaabuley banaanbax lagu diidan yahay Kacdoonka OROMADA iyo Amxaarada

Daawo: Maamulka Somalida Itoobiya oo abaabuley banaanbax lagu diidan yahay Kacdoonka OROMADA iyo Amxaarada

daajis.com:- Maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa soo Qaban qabaabiyey Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kacdoonka Amxaarada iyo Oromadu ay ka wadaan Qaybo kamid ah dalka Itoobiya, Sidoo kalana Taageero loogu muujiyey Dawlada dhexe ee Itoobiya.


Banaanbaxan ka dhacay Jigjiga ayaa wuxuu kusoo Beegmayaa, Xili Dhowaan Madaxwaynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar walaac Xoogan ka muujiyey Kacdoonka ay wadaan Amxaarada Itoobiya


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada