DAAWO: Muqdisho oo laga Joojiyey In Lagu qabto Banaanbax iyo Kulamo iyo Tarsan oo Luuqad adag uga Jawaabay

DAAWO: Muqdisho oo laga Joojiyey In Lagu qabto Banaanbax iyo Kulamo iyo Tarsan oo Luuqad adag uga Jawaabay

daajis.com:-  Maamulka gobolka Benaadir ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in magaalada lagu qabto kulamo iyo Banaanbaxyo, Wuxuuna  Amarkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay magaalada Muqdisho ka bilowdeen ololaha doorashooyinka madaxtinimada Soomaaliya ee lagu wado in dalka ka dhacdo.


Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ayaa markiiba amarka kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir gaashaanka u daruuray. Dadkaasi waxaa ka mid ah duqii hore ee magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Nur Tarsan oo tallaabadani ku tilmaamay mid siyaasadeysan oo aan cid u joojin doonin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada