daajis.com:- Allaha u naxariistee ha u Naxariistee Jeneral Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeryoodey Qarax lala eegtay Gaadhi uu watay oo marayay waddada warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Qof isqarxiyay oo watay gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la sheegay in uu gaadhigaasi ku dhuftay baahuurki uu saarnaa taliyaha sidaana ay ku geeriyoodeen Jeneraal Goobaanle iyo 7 kamid ah ilaaladiisii.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:03 and have
