Muuqaal: Wasiir ka tirsanaa maamulka Somaliland oo R/wasaaraha Somalia u sharaxan oo Sh. Shariif loo bandhigay

Muuqaal: Wasiir ka tirsanaa maamulka Somaliland oo R/wasaaraha Somalia u sharaxan oo Sh. Shariif loo bandhigay

daajis.com:- Sida uu Baahiyey Tv-ga KALSAN ayaa lagu sheegay in wasiirkii Hore ee Arrimaha dibedda ee maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis uu hada u sharaxan yahay Raysal wasaaraha dawladda faderalka Soomaaliya.

MaxamedBiixi Yoonis ayaa maamulka Axmed Siilaanyo ka goostay oo ka mid ahaa garabkii Xisbiga Kulmiye ee la baxay isbahaysiga Kuwaasi oo xilalka baneeyay markii Madaxwayne silanyo la saftay Muuse Biixi, Waxaana la sheegay in Dawlada Imaaraadka Carabtu ay usoo bandhigtay Madawaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed inuu Maxamed Biixi ka dhigo Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Iyadoona hada ay ku wada Sugan yihiin magaalada Nairobi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada