DAAWO MUUQAAL Banaanbixii maanta iyo Shacabka oo Dareenkooda Muujiyey

DAAWO MUUQAAL Banaanbixii maanta iyo Shacabka oo Dareenkooda Muujiyey

daajis.com:-  Banaan bax looga soo hor-jeedo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado inuu dhowaan dib uga furmo magaalada Jowhar ayaa saaka ka dhacay magaalada Beledweyn.


Banaan baxan oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal qof oo badnaa ardayda iskuulada ayaa waxaa socod ku mareen wadada dheer ee laamiga.

Dibad baxayaasha ayaa watay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo kala duwan oo ay kaga soo hor-jeedaan shirka Jowhar.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada