daajis.com:- Khilaafka Soomaalida ee Dhinaca Siyaasada ayaa horay u gaadhay in Xal loo waayo, Hadaba Weligaa ma is tidhi, Khilaafka Soomaalidu waxa uu gaadhi doonaa QIBLADA loo Tukado ?
Kulan ay isugu yimaadeen Culimada Galmudug ee maagaalada Gaalkacyo oo ka hadlay khilaafka Qibllada Salaada Gaalkacyo, waxayna sheegeen in la isku Khilaafsan yahay.
Magaalada Gaalkayo ee Xarunta Gobolka Mudug oo Horay siyaasad ku kala qayb sanayd, ayaa Hadana Qibaladii Salaada loo Tukunayey ayay isku Khilaafeen Reer Gaalkacyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:21 and have
, Published at