MUUQAAL: Wiil yar oo 6-sano Jir ah oo Xasan Sheekh Madaxtooyada Su’aalo Adag ku waydiiyey +Jawaab

MUUQAAL: Wiil yar oo 6-sano Jir ah oo Xasan Sheekh Madaxtooyada Su’aalo Adag ku waydiiyey +Jawaab

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka qayb galay  Barnaamij si toos  oo Muqdisho iyo Minneapolis shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Lagu Casuumay, ayaa waxaa Su’aalo aanu Filaynin waydiiyey Wiil-yar oo Da’diisa lagu sheegay 6-sano, Wuxuuna waydiiyey wuxuu Xasan sheekh Intuu Xilka hayey wax uga qaban waayey xaalada Muqdisho iyo Sidoo kale Nolosha adag ee Caruurta Soomaalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada