daajis.com:- Go’aankii maamulka Puntland uu ku Joojiyey Gaadiidka ka yimaada Koonfurta Soomaaliya, ayaa markiiba Saamayn Xoogan ku yeeshay deegaanada Maamulka Puntland.
Ganacasatada magaalada Gaalkacyo, ayaa waxay sheegeen inay Arintaasi Saamay ku yeelatay, Islamarkaana Khudaartu ay uga Timaado Baladwayne iyo Gobolada kale ee koonfurta, Islamarkaana ay Mudo ku Xaniban tahay Gaalkacyo, Sidoo kalana waxay sheegeen in hadii la kala wareejiyo Qiimaheedu sare usii kacayo, Sidoo kalana ay Xumaanayso, Waxayna codsi u direen maamulka Puntland.
Dad badan ayaa horey ugu Tilmaamay Go’aanka maamulka Putland mid ay iyadu Cunoqabayn isku saartay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at