daajis.com:- Cabdilaahi Xaaji Nuur Maxamed oo Adeer u ah Hogaamiyaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo, Islamarkaana u Bixiyey magaca Siilaanyo ayaa ku dhibaataysan magaalada Berbera.
Wuxuu sheegay inuu Wiilashii uu dhalay, uu Axmed Siilaanyo dagaal geliyey Xiligii Jabhadii SNM islamarkaana ay sidaas ku dhinteen Wiilashii uu dhalay, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Xiligii uu magaca Siilaanyo u bixiyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:57 and have
, Published at