Daawo Sawirada:- La yaabka dunida: Wadan Caara Caarada laga cuno

Daawo Sawirada:- La yaabka dunida: Wadan Caara Caarada laga cuno

daajis.com:- Deegaanka Skuon oo kamid ah dalka Cambodia, waxaa dadka ku nool ay quutaan ama cunaan cayayaanka loo yaqaan Caara Caarada.

Dadka qaar ayaa ka baqa ama ka fogaada in jirkooda ay taabato Caara Caarada oo ah cayayaan halis ah islamarkaasina meesha ay kaa taabato ama qaniinto sababi karto in Kansar isku badasho ama aad u dhimato.

Hadaba Deegaanka Skuon ee Cambodia, waa deegaan si aad ah looga ugaarsado Caara Caarada, iyadoo Maqaaxiyadaha halkaas ku yaal ay ku tartamaan karinta Caara Caarada, waxeyna helaan dalabyo saa’id ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada