DAAWO VIDEO: Faysal Cali Waraabe oo bedelay Hadalkii uu Dawlada Soomaliya kula hadli jiray kadib Dhirbaaxadii IGAD

DAAWO VIDEO: Faysal Cali Waraabe oo bedelay Hadalkii uu Dawlada Soomaliya kula hadli jiray kadib Dhirbaaxadii IGAD

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa Badalay Hadalkii uu Dawlada Soomaaliya usoo Jeedin Jiray, kadib dhirbaaxadii Shirkii IGAD, Wuxuuna sheegay  in dadka Soomaaliyeed ay mid yihiin, Wuxuuna sidoo kale eedayn usoo Jeediyey wamada IGAD oo uu sheegay inay doonayaan in Soomaali isku Mashquusho.


Dhinaca kale wuxuu eedayn usoo Jeediyey Xubanaha Madasha  ee ka Kooban Madaxwaynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh, Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe, Madaxwaynaha Puntland C.wali Gaas, Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Guuleed, Gudoomiye Jawaari , Shariif Xasan iyo Raysal Wasaare Cumar C.rashiid.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada