daajis.com:- Nin Lagu magacaabo Cali Raage ayaa Khudbad uu jeediyey wuxuu ku in Heesahu xalaal yihiin, Sidoo kalana Wuxuu Diiday Axaadiista iyo Sunnadii Nebiga Scw, Wuxuuna ku dooday Qofka aan hees u khushuucin inuu yahay qof qalbigiisu dhintay.
Sheekh Naasir Cadceed oo ka mid ah Culimada Soomaalida ayaa si adag uga Jawaabay Hadalkiisa, Wuxuuna Bulshada Soomaaliyeed usoo jeediyey inaan lagu kadsoomin hadalka Cali Cali Raage, Ma ogtahay in Allah ku sheegay Quraanka kuwa Cali Raage oo kale? Ma Ogtahay in Nabiga Sallallahu calayhi wasallam uu sheegay rag asagoo kale ah? Cali Raage horta ma muslimbaa mise GAAL? Markaas kadib ayaa lagala doodi karaa heesaha ma xalaal baa mise xaraam. DAAWO WAXA KALA QABSADAY.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:47 and have

