daajis.com:- Jamaal Cali Xuseen ayaa ka warbixiyey Dacwadii u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe iyo Garabkiisa, Kadib markii ay qabsoontay dhegaysiga Dacwada oo Maxkamada Sare ay isla galeen, Iyadoona Halkaasi lagu waydiiyey Su’aalo kala duwan.
Jamaal ayaa wuxuu ku sheegay inuu inuu Faysal Cali Waraabe Afkiisa isku Gowracay, Markii uu yidhi Aniga ayaa u Ansiyey iyo Golaha dhexe ayaa doortay, Wuxuuna sheegay inay Guul ka filanayaan “Maanta Faysal waa Gudoomiye, Hadii uu Qof caadiya noqon lahaa Jeelka ayuu noogu Jiri lahaa, Maanta halkan Wuu isku Qaawiyey Faysal Waraabe, Xaaladiisu waa ku Qabso ku Qadi-mayside” Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:00 and have
