daajis.com:- Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxaa ka dhacay Weerar MINDI ah oo Wiil lagu sheegay inuu Somali yahay uu ka gaystay Suuq ku yaala, Iyadoona Halkaasi ay ku dhaawacmeen dad gaadhaya 8-Ruux.
Waxaa la sheegay inuu halkaasi ku toogtay Nin ka tirsan Ciidanka oo Dharcad ah oo ku sugnaa Goobtaasi, Iyadoona Aan weli si rasmi ah loo shaacin magaca Wiilka Weerarka gaystay, Sidoo kalana Bulshada Minnesota ku dhaqan ayaa isku soo baxay si ay Xaalada ula socdaan, waxaana la filayaa inay yeeshaan Kulamo ay uga Arin sanayaan arinta dhacday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:52 and have
