Muuqaal: Qaxootiga cusub ee Madawga ah oo Talyaanigu shaqooyin u Abuuray

Muuqaal: Qaxootiga cusub ee Madawga ah oo Talyaanigu shaqooyin u Abuuray

daajis.com:- Dowlada dalka Talyaaniga ayaa ka farxisay Qaxooti fara badan oo ka soo jeeda Qaarada Africa kuwaas oo in mudo ah Shaqo la´aan ku heesatay magaalooyin ku yaala gudaha dalka Talyaaniga.


Qaxootigaan ayaa qaarkood waxeey ku cusub yihiin gudaha dalka Talyaaniga waxaana ku jira Soomaali Sharciyo leh balse aanan heesan wax shaqo ah .

Hay´ado ka dhisan dalka Talyaaniga oo caawiya dadka cusub ee dhibaateeysan ayaa Qaxootigaan waxeey u sameeyeen ama u abuureen shaqooyin ay ku mashquulaan kuwaas oo dhirta ka jaraya wadooyinka xirmay waxeeyna sidoo kale dal-dalayaan dhagaxaanta iyo Darbiyadii dumay ee ka dhashay Dhul gariirkii dhawaan ku dhuftay magaalooyin ku yaal dalka Talyaaniga .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada