daajis.com:- Waxaan Ugu Baaqaynaa isimada dhaqanka degaanada sool sanaag iyo cayn inay faraha kala baxaan arimaha siyaasada oo ay dib ugu noqdaan dhaqankii oo ay horey ugu fashilmeen, waxaan ognahay inay horay ugu fashilantay heshiisiinta beelaha taleex.
heshiisiinta bahararsame iyo qayaad iyo waliba coodanle oo iyana ay ku fashilmeen, Waxaana arimahan iyo kuwa kale oo qarsoon soo bandhigaya Rashiid Diiriye oo afhayeenka jaaliyada khaatumo ee dubai.
heshiisiinta bahararsame iyo qayaad iyo waliba coodanle oo iyana ay ku fashilmeen, Waxaana arimahan iyo kuwa kale oo qarsoon soo bandhigaya Rashiid Diiriye oo afhayeenka jaaliyada khaatumo ee dubai. FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 07:30 and have
